Tirinta codadka wareega ugu dambeeya doorashada oo socota (Yaa ku horeeya)

Waxaa socota tirinta codadka wareegii ugu dambeeyey ee doorashada Madaxweynaha Somalia, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey, waxaana ku tartamay labada musharax ee kala ah Xasan Shiikh Maxamuud iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo. Waxaa goobta fadhiya labo wakiil oo ka socda labada musharax oo mid kasta loo dhiibayo codka uu helay musharaxa uu wakiilka ka … Continue reading Tirinta codadka wareega ugu dambeeya doorashada oo socota (Yaa ku horeeya)